Al Shabaab oo fagaare ku toogatay Sadex ruux oo gacanta ugu jiray (Akhriso Magacyada)

Xarakada Al Shabaab ayaa shalay galab fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku toogatay sadex ruux oo mid kamid ah lagu eedeeyay in uu kamid ahaa ergadii Xildhibaanada soo dooratay. Al Shabaab ayaa sadexda ruux ee xukunka dilka ku fulisay ku eedeesay in ay diinta ka baxeen, waxaana labo kamid ah … Continue reading Al Shabaab oo fagaare ku toogatay Sadex ruux oo gacanta ugu jiray (Akhriso Magacyada)